Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Xuseen Madar.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan war dal iyo dibad naga soo gaaray oo hoos ka dhegayso.
Dhigaal Cusub
Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya Dhigaal Duug ah
Warka DDM iyo Wariye Cabdiraxman Xudayfi (Daawo)
FAALLOOYIN & FALCELIN