Author: Lakiman

1 980 981 982 983 984 1,486 11784 / 17825 POSTS
Soomaaliya oo heshiis taageero farsamo la saxiixatay UPU

Soomaaliya oo heshiis taageero farsamo la saxiixatay UPU

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa heshiis kaalmo farsamo la saxiixatay Ururka Boostada Adduunka (UPU), kaas oo dalkeena looga caa [...]
Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. A [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale (Madar), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale (Madar), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daa [...]
Warka DDM iyo Wariye Cabdiraxman Xudayfi (Daawo)

Warka DDM iyo Wariye Cabdiraxman Xudayfi (Daawo)

kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Cabdiraxmaan Xudayfi Hoos kaga boggo wararki ugu dambeyey dal iyo d [...]
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. http://zeno-devlab.s3.amazonaw [...]
QM oo ka haddashay xaladda dalka Suudan

QM oo ka haddashay xaladda dalka Suudan

Madaxa Qaramada Midoobey ee Xuquuqul insaanka ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta dalka Suudaan inay xabsiyada kasii daayaan dadkii la xiray iyagoo si nab [...]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Maamulaha USAID oo Ku Kulmay Washington

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Maamulaha USAID oo Ku Kulmay Washington

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, iyo maamulaha USAID, Mark Green, ayaa kulan ku yeeshay magaalada [...]
Puntland oo laga dalbaday dib u howlgalinta golihii degaanka Buhoodle (dhegayso)

Puntland oo laga dalbaday dib u howlgalinta golihii degaanka Buhoodle (dhegayso)

Gudoomiyihii Hore ee Golaha Deegaanka Buuhoodle Cabdifarax Cali Cawil oo Maanta Waraysi Siinayey Warbaahinta Daljir ayaa Waxaa uu ugu Baaqay Madaxda S [...]
Sidee lacag ku samayn kartaa adigo gurigaga jooga? (dhegayso|daawo)

Sidee lacag ku samayn kartaa adigo gurigaga jooga? (dhegayso|daawo)

Eng Maxamed Sahal oo nin dhalinyaro ah ayaa aasaasay Shirkada Somforex oo Qaab online ah lacagaha ugu isugu Badasha Waxaana ka Faa iidaystay Dhalinyar [...]
Maamulka Dowladda Hoose ee jariiban oo bilaabay qaadista Canshuuraha (dhegayso)

Maamulka Dowladda Hoose ee jariiban oo bilaabay qaadista Canshuuraha (dhegayso)

Xoghaya dawlada Hoose ee degmda Jariiban ee gobolka Mudug ayaa ka warbixiyey hawlaha canshuur kicinta ee ka socda degmada Jariiban isagoo u mahad celi [...]
1 980 981 982 983 984 1,486 11784 / 17825 POSTS