Author: Lakiman

1 977 978 979 980 981 1,486 11748 / 17826 POSTS
Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Madaxda Shirkadda Fly Dubai.

Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Madaxda Shirkadda Fly Dubai.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Luga [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Mareykank [...]
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Madaxda Shirkadda DP-World. (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Madaxda Shirkadda DP-World. (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay madaxda shirkadda DP-World oo uu hogaaminayey maamulaha shirkadda [...]
Dowladda Maraykanka oo xaqiijisay in duqayn lagu dilay sarkaal Daacish ka tirsan

Dowladda Maraykanka oo xaqiijisay in duqayn lagu dilay sarkaal Daacish ka tirsan

Hawlgal ay si wada jir ah u filyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Kooxda Daacish-ta So [...]
Masuuliyin ka tirsan Maamulka degmadda Caabudwaaq oo kormeer sameyeey (dhegayso)

Masuuliyin ka tirsan Maamulka degmadda Caabudwaaq oo kormeer sameyeey (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa kormeer ku tagay Kaamka Nasiye ee magaalada Caabudwaaq oo ay kunool yihiin qoysas ay haysato x [...]
Ganacsade lagu dilay dalka koonfur Africa

Ganacsade lagu dilay dalka koonfur Africa

Allaha u Naxariistee waxaa xalay dalka Koonfur Afrika dil loogu geystay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida ku Ganacsada dalkaasi Koonfur [...]
Guddiga Amniga Caasimadda oo xalay Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Looga Hadlay Sugidda Amniga

Guddiga Amniga Caasimadda oo xalay Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Looga Hadlay Sugidda Amniga

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadla [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Cabudwaaq ka daad [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, [...]
1 977 978 979 980 981 1,486 11748 / 17826 POSTS