Author: Lakiman

1 976 977 978 979 980 1,486 11736 / 17826 POSTS
Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dhawaan la doortay oo xilka la wareegay

Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dhawaan la doortay oo xilka la wareegay

Munaasabad Maanta lagu qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxaa xilkii kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed [...]
Aqoonyahano siyaabo kala duwan uga hadlay kisaaska kufsiga ah (Daawo)

Aqoonyahano siyaabo kala duwan uga hadlay kisaaska kufsiga ah (Daawo)

Aqoonyahan Africaan Cismaan Nuur oo kamid ah waxgaradka degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay Kiisaska kufsiga ee deegaanada Puntland. A [...]
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida AUN Cabdirashiid Maxamed Xirsi

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida AUN Cabdirashiid Maxamed Xirsi

Dowladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo kamid ahaa aas’asayaashii Dowladda Punt [...]
Wasiirki hore Kaluumaysiga Puntland oo Garoowe ku geeriyooday

Wasiirki hore Kaluumaysiga Puntland oo Garoowe ku geeriyooday

AUN Afhayeenkii hore ee barlamaanka Puntland soona qabtay xilal wasiirnimo Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa saaka ku geeriyooday Caasimadda Puntland ee [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya War [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka DDM iyo Wariye Axmed maxamed Nadiif (Daawo)

Warka DDM iyo Wariye Axmed maxamed Nadiif (Daawo)

kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Axmed Maxamed Nadiif. Hoos kaga boggo wararki ugu dambeyey dal iyo [...]
Guddoonka Aqalka Sare oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Guddoonka Aqalka Sare oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Wafdigan ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,iya [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan dhalo oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Cabudwaaq. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/4 [...]
Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Amniga Puntland iyo Tacadiga ka dhanka ah Haweenka (Daawo)

Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Amniga Puntland iyo Tacadiga ka dhanka ah Haweenka (Daawo)

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan oo Waraysi sinayeey maanta Warbaahinta daljir ayaa ka hadlay howlgaladda Amaanka lagu xaqiijinayo iy [...]
1 976 977 978 979 980 1,486 11736 / 17826 POSTS