Aqoonyahano siyaabo kala duwan uga hadlay kisaaska kufsiga ah (Daawo)

Aqoonyahano siyaabo kala duwan uga hadlay kisaaska kufsiga ah (Daawo)

Aqoonyahan Africaan Cismaan Nuur oo kamid ah waxgaradka degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay Kiisaska kufsiga ee deegaanada Puntland.

Aqoonyahanka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Kiisaska kufsiga horay u dhici jireen balse aysan dhici jirin Dilal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com