Author: Lakiman

1 974 975 976 977 978 1,486 11712 / 17823 POSTS
Dhalinyaro isku xilqaamay Afurinta dadka danyarta ah Bisha Ramadaan oo fariin shacabka u diray (dhegayso|sawiro)

Dhalinyaro isku xilqaamay Afurinta dadka danyarta ah Bisha Ramadaan oo fariin shacabka u diray (dhegayso|sawiro)

Bisha Barakacaysan ee Ramadaan waxaa inaga xigga maalmo kooban,waxaana jira bisha barakacysan dad danyar ah oo an awoodin inay afuraan,hadaba dhalinya [...]
Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda oo Soo Xirmay.

Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda oo Soo Xirmay.

Shirka dib u eegista, soo bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay'addaha Dowladda oo maalinimadii shalay ahayd uu daah-furay Madaxweyne Ku-xig [...]
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulada Hirshabeelle,K/Galbeed iyo Gobolka Banaadir

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulada Hirshabeelle,K/Galbeed iyo Gobolka Banaadir

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu saxiixay heshiis Wasaaradu ay ku wareejisay 7-gaari oo looga talagalay howlawadeenada canshuuraha g [...]
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo Ku Baaqay Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo Ku Baaqay Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mduane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta ka qayb galay shir waynaha culima [...]
Ciidamadda kenya oo isku diyaarinaya soo badbaadinta dhakhaatir dalkeeda laga afduubtay

Ciidamadda kenya oo isku diyaarinaya soo badbaadinta dhakhaatir dalkeeda laga afduubtay

Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa isku diyaarinaya in ay howlgal ka fulinayaan Soomaaliya sidda ay shaaciyeen qaar ka mid ah Warbaahinta dowladda Kenya. [...]
Bacaha iyo dhaqan gelid la’aanta joojinteeda, iyo sida lagu joojin karro (Daawo)

Bacaha iyo dhaqan gelid la’aanta joojinteeda, iyo sida lagu joojin karro (Daawo)

Bacaha ayaa Puntland laga mamnuucay wareegtooyin soo baxay, balse wali kama aysan dhaqalin suuqyada Puntland oo bacaha lagu iibiyo, bacdu waxaa ay dhi [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Cabudwaaq ka daad [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Beelo heshiis ku gaaray Magaaladda Gaalkacyo (Daawo)

Beelo heshiis ku gaaray Magaaladda Gaalkacyo (Daawo)

Waxaa Heshiis ku gaaray Magaaladda Gaalkacyo labo belood oo dhawaan dagaal ku dhexmaray magaaladas,iyado heshiis labada dhinac ay dhex galeen Issimadd [...]
Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed Garoowe (Daawo)

Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed Garoowe (Daawo)

kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Xaawo Axmed Maxamed wuxuna idin ka imaanaya istuudiyaha daljir ee Gar [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaa [...]
1 974 975 976 977 978 1,486 11712 / 17823 POSTS