Dhalinyaro isku xilqaamay Afurinta dadka danyarta ah Bisha Ramadaan oo fariin shacabka u diray (dhegayso|sawiro)

Dhalinyaro isku xilqaamay Afurinta dadka danyarta ah Bisha Ramadaan oo fariin shacabka u diray (dhegayso|sawiro)

Bisha Barakacaysan ee Ramadaan waxaa inaga xigga maalmo kooban,waxaana jira bisha barakacysan dad danyar ah oo an awoodin inay afuraan,hadaba dhalinyaro ayaa isku xilqaamay inay afuriyaan dadka danyarta ah ee kunool gobaladda dalka.

Guddoomiyaha dhalinyarada Taakulo Jaamac C/laahi dheere oo Waraysi gaar ah siyeey Radio daljir ayaa ka hadlay xiliga ay bilaabeen Barnaamijkaan afurinta dadka danyarta ah.

isigoo sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa jecel ka qeyb qaadashada kheyrka, wuxuuna xusay iney dhalinyaro badan oo dalka iyo dibadiisa jooga ay garab istaagaan sanad walba.

Shacabka somaliyeed dal iyo dibad meel walbay joogan wuxuu ugu baaqay inay ka qayb qaatan sidii loo afurin lahaa dadka danyarta ah ee an haysan waxay ku afuraan.

Hoos ka dhegayso Waraysiga Jaamac

Halkan kala xiriir hadaad doonayso inaad wax sadaqaysto

+252907790556
+252907723663
Salaam bank account 80096018
SOMTEL +252627790556

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com