Beelo heshiis ku gaaray Magaaladda Gaalkacyo (Daawo)

Waxaa Heshiis ku gaaray Magaaladda Gaalkacyo labo belood oo dhawaan dagaal ku dhexmaray magaaladas,iyado heshiis labada dhinac ay dhex galeen Issimadda Gobalka Mudug.

Issimo ku dhow 9 ayaa mudo 40 berri ah ku howlana sidi looso afjari lahaa colaada labada belood,waxaana maanta lagu guulaystay in laga miro dhaliyo xurgufta labada dhinac dhex taalay.

Shir Gudoonka Heshiiska labaddan dhinac Garaad maxamed Cilmi shirwac oo Waraysi gaar ah siyeey Radio daljir ayaa sheegay in xukunkooda loo kala qaaday sadex jiho,iyado isiimada go’aan ku gaaren in labada belood shareecada islaamka ay ku kala baxaan iyo in iyaga dib u wada fariistan.

Hoos Kadaawo Wareysiga.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com