Author: Lakiman

1 975 976 977 978 979 1,486 11724 / 17823 POSTS
Madaxweynaha Hiirshabeele oo la kulmay saraakil ka tirsan IGAD

Madaxweynaha Hiirshabeele oo la kulmay saraakil ka tirsan IGAD

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay la taliyaha Dhinaca Siyaasada Wakiilka IGAD Ee Soom [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe. Dhegays [...]
Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Kusoo dhowaada barnaamijka Maanka Dadwaynaha oo ah barnaamij uu soo diyaariyo wariyaheena Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic, kaasi oo looga hadlo xaalada [...]
Wasiir Bayle oo dhagax dhigay dhismaha xarunta sadaxaad ee Wasaaradda maaliyadda

Wasiir Bayle oo dhagax dhigay dhismaha xarunta sadaxaad ee Wasaaradda maaliyadda

Dismaha xarunata Sadaxaad ee wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay taageerayaan bangiga Aduunka ayaa muhiim u ah helitaanka howlwadeenada wasaaradda [...]
Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku faraxsanahay in Culimadeenna iyo Dowladdu ay u mideysan yihiin ka shaqeynta amniga iyo dib u heshiisiinta”

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku faraxsanahay in Culimadeenna iyo Dowladdu ay u mideysan yihiin ka shaqeynta amniga iyo dib u heshiisiinta”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa adkeeyey in culim [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Daah-furay Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Daah-furay Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay shirka dib u eegista, soo ban [...]
Ciidamadda AMISOM oo qarax lala eegtay

Ciidamadda AMISOM oo qarax lala eegtay

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa deegaanka tareedisho ee duleedka Magalada Muqdisho Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrrika e [...]
Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dhawaan la doortay oo xilka la wareegay

Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dhawaan la doortay oo xilka la wareegay

Munaasabad Maanta lagu qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxaa xilkii kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed [...]
Aqoonyahano siyaabo kala duwan uga hadlay kisaaska kufsiga ah (Daawo)

Aqoonyahano siyaabo kala duwan uga hadlay kisaaska kufsiga ah (Daawo)

Aqoonyahan Africaan Cismaan Nuur oo kamid ah waxgaradka degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay Kiisaska kufsiga ee deegaanada Puntland. A [...]
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida AUN Cabdirashiid Maxamed Xirsi

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida AUN Cabdirashiid Maxamed Xirsi

Dowladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo kamid ahaa aas’asayaashii Dowladda Punt [...]
1 975 976 977 978 979 1,486 11724 / 17823 POSTS