Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Amniga Puntland iyo Tacadiga ka dhanka ah Haweenka (Daawo)

Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Amniga Puntland iyo Tacadiga ka dhanka ah Haweenka (Daawo)

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan oo Waraysi sinayeey maanta Warbaahinta daljir ayaa ka hadlay howlgaladda Amaanka lagu xaqiijinayo iyo mamnuucida hubka lala dhexgalo garoomada iyo midka lasoo dajiyo.

Cabdisamad Galan ayaa sheegay in ay gabi ahaanba mamnuuceen hubka in la keeno Puntland kadibna laga ganacsado iyo sido kale in hubka lala galo goobaha ay kamid yihin garoomadda diyaaradaha.

sido kale Galan ayaa ka hadlay Amaanka Magaaladda Boosaaso iyo guud ahaan howlgaladda amaanka lagu xaqiijinayo ee kasocda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com