Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Habsami U Socodka Cafinta Daymaha Dalka Lagu Leeyahay

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Habsami U Socodka Cafinta Daymaha Dalka Lagu Leeyahay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayr, iyo wafidiga uu hoggaaminayay ee maalmahaan ku sugnaa magaalda Washington ee dalka mareykanka ayaa kulan ballaaran la yeeshay mas’uuliyiin ka kala socday dalalka dunida iyo hay’adaha deeqaha bixiya, Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta aduunka.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa guddoomiyay kulan oo looga hadlayay habsami u socodka cafinta deymaha Soomaaliya lagu leeyahay

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa ka warbixiyay ajandayaashii ugu waawaynaa kulamadii dhacay oo dhan iyo natiijadii kasoo baxday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com