Author: Lakiman

1 944 945 946 947 948 1,486 11352 / 17823 POSTS
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Siyaasi Qurbaawi: ” Somaliland waxay rabtaa sidii Sool u qabdsaday in Sanaagna u qabsato(Daawo)

Siyaasi Qurbaawi: ” Somaliland waxay rabtaa sidii Sool u qabdsaday in Sanaagna u qabsato(Daawo)

Dr Siciid Axmed Qurbaawi oo Kamid ah siyaasiyinta ka soo jeeda gobalka sanaag ayaa ka hadlay dulaanka Cusub ee maamulka Somaliland u ku soo qaaday qay [...]
Puntland oo Beesha caalamka u gudbisay Warsaxafadeed ku saabsan fashilka shirkii Garoowe (dhegayso)

Puntland oo Beesha caalamka u gudbisay Warsaxafadeed ku saabsan fashilka shirkii Garoowe (dhegayso)

Puntland ayaa beesha caalamka iyo saxiibadda daneeya arrimaha somaaliya u gudbisay sababaha fashilka shirkii Garoowe iyo Arrimo kale oo quseeya xaladd [...]
Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto  dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

Xilli uu si xoogaystay khilafka ka dhextaagan Maraykanka iyo xulufadiiisa iyo dowladda Iiraan ayaa aqoonyahanada la socda siyaasadda caalamka iyo tan [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Somaliland oo maanta sii daysay maxaabistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq (Daawo)

Somaliland oo maanta sii daysay maxaabistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq (Daawo)

Maamulka Somaliland ayaa cafis u fidisa 14 maxbuus oo Pubtland lagaga qabtay dalkii Tukaraq ee sanadkii hore. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland o [...]
Ethiopia oo shaacisay colaada ay u qabto Soomaaliya

Ethiopia oo shaacisay colaada ay u qabto Soomaaliya

Qoraal lagu daabacay boga Internet ka ee wasaarada arimaha dibada Ethiopia ayaa lagu sheegay in xiriir xun iyo colaad guun ah u dhaxayso Soomaaliya iy [...]
Nabadoon caan ah oo xalay lagu dilay Muqdisho

Nabadoon caan ah oo xalay lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa nabadoon caanka ahaa degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dhex dileen masjid ku yaal Xaafadda Juungal ee degmada Yaa [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 39aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 39aad – maqal & muuqaal)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 3 [...]
Kenya iyo Somaaliya oo lagu baaqay inay xaliyaan muranka dhanka badda

Kenya iyo Somaaliya oo lagu baaqay inay xaliyaan muranka dhanka badda

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi waxa maanta lagu soo daabacay Maqaal Aragtiyeed uu qoray Professor Peter Kagwanja oo ahaa La-taliyihii ho [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
1 944 945 946 947 948 1,486 11352 / 17823 POSTS