Author: Lakiman

1 945 946 947 948 949 1,486 11364 / 17826 POSTS
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 39aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 39aad – maqal & muuqaal)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 3 [...]
Kenya iyo Somaaliya oo lagu baaqay inay xaliyaan muranka dhanka badda

Kenya iyo Somaaliya oo lagu baaqay inay xaliyaan muranka dhanka badda

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi waxa maanta lagu soo daabacay Maqaal Aragtiyeed uu qoray Professor Peter Kagwanja oo ahaa La-taliyihii ho [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
Galmudug oo go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS qaadacday

Galmudug oo go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS qaadacday

Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay Habraaca Guud ee doorashooyinka dowlad goboleedyada,hayee Go’aankaas Wasaaradda [...]
Wasiir Goodax oo sheegay in berri uu furmo doono imtaxaanadki shahaadiga aha

Wasiir Goodax oo sheegay in berri uu furmo doono imtaxaanadki shahaadiga aha

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in imtixaanka dugs [...]
Maamulka Hiirsheebele oo ka horyimid Qoraalki Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS

Maamulka Hiirsheebele oo ka horyimid Qoraalki Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS

Maamulka Hirshabeelle ayaa noqday Maamulkii u horeeyay ee ka horyimid habraacii doorashooyinka dowlad goboleedyada ee ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha [...]
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub [...]
Madaxweynaha Puntland oo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomie Ku-xigeeno Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland oo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomie Ku-xigeeno Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni ayaa xalay magacaabay Guddoomiyaha cusub ee degmadda Gaalkacyo iyo ku xigeenadiisa. Digereeto ka so [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 38aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 38aad – maqal & muuqaal)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 3 [...]
Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya  Ja [...]
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug.(Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug.(Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska Gobol [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
1 945 946 947 948 949 1,486 11364 / 17826 POSTS