Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug.(Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug.(Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dawladda Puntland

Mar Markuu arkay: Dastuurka Dawladda Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa yo khibraddiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:
1.Waxaa G/Sare Jaamac Maxamed Axmed loo magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska ee Gobolka Mudug .

2. Xeerkani waxaa uu dhaqan-gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com