Author: Lakiman

1 946 947 948 949 950 1,486 11376 / 17826 POSTS
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabada caleemasaarka Madaxweynaha Koonfur Africa (Daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabada caleemasaarka Madaxweynaha Koonfur Africa (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub [...]
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, wax [...]
Wasaaradda caafimaadka oo mamnuucday in laga qaybgalo shirarka Hay’aduhu ku qabtaan Nairobi.

Wasaaradda caafimaadka oo mamnuucday in laga qaybgalo shirarka Hay’aduhu ku qabtaan Nairobi.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada caafimaadka iyo adeegyada bulshada ee Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha wasaar [...]
Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Somalia ayaa soo saartay Habraaca doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland.

Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Somalia ayaa soo saartay Habraaca doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diisa iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo W [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo qaabilay wafdi ka socda Jabuuti

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo qaabilay wafdi ka socda Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti xildhibaanno ah oo ka socda waddanka Jabuuti, kuwaas oo [...]
Madaxweyne Deni oo Kulan La Qaatay Wariyayaasha Gobolka Mudug.

Madaxweyne Deni oo Kulan La Qaatay Wariyayaasha Gobolka Mudug.

Madxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay weriyayaasha gobolka Mudug, gaar ahaan wariyayaasha ka hawlgala Maga [...]
Wasiirka Batroolka oo ka hadlay faa’iidooyinka Sharciga Batroolka dalka

Wasiirka Batroolka oo ka hadlay faa’iidooyinka Sharciga Batroolka dalka

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed oo ka qeyb-galay Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee ka baxa Warbaahinta D [...]
Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa ciidamadeeda ku sugan Bariga Dhexe

Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa ciidamadeeda ku sugan Bariga Dhexe

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu u dirayo ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 1.500 oo askari Bariga dhexe iyadoo ay cirka isk [...]
Isku aadka Wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

Isku aadka Wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ay ku tartamaan sanadkan ilaa iyo 18 dugsiyada ayaa xalay waxa la qabtay isku aadka wareegii 3aad ee ku tartamaya b [...]
1 946 947 948 949 950 1,486 11376 / 17826 POSTS