Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Somalia ayaa soo saartay Habraaca doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland.

Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Somalia ayaa soo saartay Habraaca doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diisa iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo Wasaaraddu shaacisay in Mabda’a guud oo asalka uu yahay in la qabto doorashooyin ku dhaca hannaan dimoqraadi oo xor iyo xalaal ah

Habraacan doorashooyinka ayaa ka kooban 27 qodob oo Wasaaradda soo bandhigtay, kuwaasoo waafaqsan dastuurka KMG, waxaana habraacan uu qeexayaa qaabka loo qabanayo doorashooyinka iyo wadiiqooyinka sharciga ee loo marayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com