Author: Lakiman

1 747 748 749 750 751 1,486 8988 / 17823 POSTS
Nabadoonada gobalka Karkaar oo rajo wanaagsan ka muujiyeey Shirka Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Nabadoonada gobalka Karkaar oo rajo wanaagsan ka muujiyeey Shirka Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka Gobalka Karkaar siiba Magaaladda Qardho oo Radio Daljir la hadlay ayaa sheegay inay rajo wanaagsan ka qabaan inuu wax wanaags [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo maanta furay Doodda Kulamo Gaar-Gaar ah oo Ka mid ah Shirka Wadatashiga Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo maanta furay Doodda Kulamo Gaar-Gaar ah oo Ka mid ah Shirka Wadatashiga Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo [...]
Dowladda Soomaaliya oo joojisay duulimaadyadii Caalamiga ahaa

Dowladda Soomaaliya oo joojisay duulimaadyadii Caalamiga ahaa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo joojiyay gebi ahaan duulimaadyaddii Caalamiga ahaa ee imaan jiray Magaalada Muqdi [...]
Wasiirka Caafimaadka oo xaqiijisay qofkii u horeeyay Soomaali laga helay Coronavirus

Wasiirka Caafimaadka oo xaqiijisay qofkii u horeeyay Soomaali laga helay Coronavirus

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Abiikar ayaa goor dhow xaqiijisay kiiskii u horreeyay ee xanuunka Coronavirus oo laga helay q [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Bosaaso (dhegayso)

kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bosaaso idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Dowladda Jabuuti oo ku dhawaaqday joojinta dulimaadyada dalka dibadiisa ah

Dowladda Jabuuti oo ku dhawaaqday joojinta dulimaadyada dalka dibadiisa ah

Dowladda Jabuuti ayaa waxaa ay ku dhawaaqdey in dhawan ay joojineyso duulimaadyada Caalamiga ah ee dalkaasi uga yimaada dalalka Caalamka cabsi laga qa [...]
Siyaasi Cabdisalaan Maxamuud Jamac Salwe oo ka hadlay Shirka Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Siyaasi Cabdisalaan Maxamuud Jamac Salwe oo ka hadlay Shirka Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Maxay tahay baahida keenta qabashada shirweynaha wadatashiga Puntland ee shalay furmay, xalse ma u noqon karaa xaaladaha taagan ee siyaasad, hormar i [...]
Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka oo amray in xeryahooda ku soo laabtaan istaafyada

Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka oo amray in xeryahooda ku soo laabtaan istaafyada

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raagge ayaa soo saaray amaro quseeya ciidamada aan sida tooska uga howlgalin xaruma [...]
Itoobiya oo ku dhawaaqday Saddex Kiis oo cusub oo Corona virus ah

Itoobiya oo ku dhawaaqday Saddex Kiis oo cusub oo Corona virus ah

Tirada kiisaska coronavirus (COVID-19) ee Itoobiya ayaa korortay Waxaana maanta la helay 3 kiis oo cusub sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Itoobiy [...]
Kenya oo laga helay dad kale oo qaba cudurka Coronvirus

Kenya oo laga helay dad kale oo qaba cudurka Coronvirus

Dalka Kenya ayaa laga helay labo ruux oo horleh kuwaasoo qaba cudurka Coronovirus sida uu xaqiijiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Madaxweynah [...]
1 747 748 749 750 751 1,486 8988 / 17823 POSTS