Siyaasi Cabdisalaan Maxamuud Jamac Salwe oo ka hadlay Shirka Wadatashiga Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cabdisalaan Maxamuud Jamac Salwe oo ka hadlay Shirka Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Maxay tahay baahida keenta qabashada shirweynaha wadatashiga Puntland ee shalay furmay, xalse ma u noqon karaa xaaladaha taagan ee siyaasad, hormar i

“Dadka reer Awdal waxay ka mira dhalinyaan in dhulkooda ay gacanta ku dhigaan,” Xaamid Maasheeye
KISMAAYO: Taliye Saldhig oo ku dhaawacmay dagaal dhexmaray Ciidamada & Koox burcad ah
Maamulka Shabeellaha Hoose oo bilaabay Qorsho looga hortagayo fatahaadaha

Maxay tahay baahida keenta qabashada shirweynaha wadatashiga Puntland ee shalay furmay, xalse ma u noqon karaa xaaladaha taagan ee siyaasad, hormar iyo bulshaba? Cabdisalaan Maxamuud Jamac Salwe ayaa arrinkaasi inoo sharrixi doona.

Shirkaasi wadatashiga dadka reer Puntland ee ka furmay Garowe wuxuu ahaa shir middo bilo ah qabanqaabadiisu ay ka socotay Puntland, loona madlanaa in uu maanta furmo sida dhacdayba.

Haddaba maxaa ugu muhiimsanaa baahida keentay shirkaan, lana fili karaa in uu xal iyo maaro u helo, su’aashaasi iyo kuwo kaleba waxaan waydiinnay Cabdisalaan Maxamuud Jamac Salwe oo taxliiliya arrimaha siyaasadda iyo kuwa bulshaba.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: