Author: Lakiman

1 708 709 710 711 712 1,486 8520 / 17823 POSTS
Dolwadda oo Xaqiijisay Inay Kordheen Xaaladaha COVID-19 iyo tirada dadka u Geeriyooday

Dolwadda oo Xaqiijisay Inay Kordheen Xaaladaha COVID-19 iyo tirada dadka u Geeriyooday

Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku dhacay COVID-19 ay geer [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe  (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee u [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Qurbaawi oo ka hadlay dagaalka Shidan iyo dulaanka Somaliland (dhegayso)

Qurbaawi oo ka hadlay dagaalka Shidan iyo dulaanka Somaliland (dhegayso)

Siyaasi Siciid Cali Axmed oo kamid ah qurbajoogta Gobalka Sanaag ka soo jeeda ayaa edeyeey dulaanka maamulka Somaliland ee degaanka Shidan ee gobalka [...]
Madaxweynaha Hiirshabeele oo ka hadlay halista Covid19

Madaxweynaha Hiirshabeele oo ka hadlay halista Covid19

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaaladda Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kiisas dhowr ah laga hela [...]
Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyn loo soo jeediyay NISA

Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyn loo soo jeediyay NISA

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa si adag loogu beeniyay eedeymo loo soo jeediyay Hay’adda Nabad suggida iyo [...]
Tirada uu ku dhacay Corona Virus ee Soomaaliya oo korortay

Tirada uu ku dhacay Corona Virus ee Soomaaliya oo korortay

36 kamid ah 47 qof oo maanta la baaray 24 saac u dambeysay ayaa laga helay Corona Virus 27 waa lab, halka 9 ay dhiddig yihiin. Tirada guud ee dadka [...]
Dowladda Puntland oo go’aamo ka soo saartay in Salaadda Jamaacadda Masaajida lagu tukado

Dowladda Puntland oo go’aamo ka soo saartay in Salaadda Jamaacadda Masaajida lagu tukado

Puntland ayaa soo saaray Amar lagu joojinaayo in Salaadda Jimcaha iyo Jamaacadda lagu tukado Masaajidda ku yaalla Magaalooyinka Puntland inta uu socdo [...]
Shiinaha oo cabasho ka ah dadka kaga imaanaya Ruushka

Shiinaha oo cabasho ka ah dadka kaga imaanaya Ruushka

Shiinaha ayaa soo sheegay 27 kiis oo cusub oo coronavirus ah sidoo kale loo yaqaan COVID-19. Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in dhammaan ay ka yima [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Hay’adda WHO oo soo saartey digniin la xiriirta Coronavirus

Hay’adda WHO oo soo saartey digniin la xiriirta Coronavirus

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digeysa in Afrika ay noqon karto halka xigta ee xudunta u noqon doonto xanuunka saf-marka ah Covid-19. [...]
1 708 709 710 711 712 1,486 8520 / 17823 POSTS