Author: Lakiman

1 706 707 708 709 710 1,486 8496 / 17823 POSTS
DFS oo ka warbixisay xaaladda dadku soo ritay  Covid19  (Daawo)

DFS oo ka warbixisay xaaladda dadku soo ritay Covid19 (Daawo)

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta ka war bixisay xaaladdii ugu dam [...]
Ciidanka Jubbaland oo howlgalo gaar ah ka fuliyeey duleedka kismaayo

Ciidanka Jubbaland oo howlgalo gaar ah ka fuliyeey duleedka kismaayo

Ciidanka Kumaandooska ee Danab ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay duleedka magaalada Kismaayo, iyadoo ciidamada ay gudaha u galeen deegaano xubno ka tirs [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo shaaciyay dib u dhigida Furitaankii Kalfadhigii 7aad

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo shaaciyay dib u dhigida Furitaankii Kalfadhigii 7aad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi a [...]
Guddiga kahor Tagga Covid-19 oo ka digay khatata ka dhalan karta Qarsashada Cudurka.

Guddiga kahor Tagga Covid-19 oo ka digay khatata ka dhalan karta Qarsashada Cudurka.

Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed Cali Fuje, oo ka war bixiyay dadaallada ay wadaan guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19, ayaa bulshada [...]

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
Warka Caweysin,  Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso . [...]
Kiiskii ugu horeeyay ee COVID-19 oo Puntland laga helay (dhegayso)

Kiiskii ugu horeeyay ee COVID-19 oo Puntland laga helay (dhegayso)

Guddigu wuxuu xaqiijinayaa in kiiskii ugu horeeyay oo Covid-19 ah oo laga helay Guddaha Puntland, Muwaadinka ayaa ka mid ah labadii qof ee baaritaanka [...]
Sacuudiga oo xayiraaddii ka qaaday xoolaha laga soo dhoofiyo Soomaaliya

Sacuudiga oo xayiraaddii ka qaaday xoolaha laga soo dhoofiyo Soomaaliya

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday inay si KMG ah xayiraadii uga qaadeen xoolaha laga soo dhoofiyo Soomaaliya oo dhowr jeer ay u saareen xay [...]
DFS oo hirgalisay xarunta dhexe ee Xirirka COVID19

DFS oo hirgalisay xarunta dhexe ee Xirirka COVID19

Dowladda Soomaaliya ayaa hirgelsiay xarunta dhexe ee xiriirka oo laga hagayo, talooyina laga siinayo dadka uu soo ridanayo xanuunka Covid-19 iyo kuwa [...]
Galmudug oo Gaalkacyo u magacawday Guddiga ka hortaga COVID19

Galmudug oo Gaalkacyo u magacawday Guddiga ka hortaga COVID19

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa Maanta Magaacabey Guddiga ka hortaga iyo Xakameynta Cudu [...]
1 706 707 708 709 710 1,486 8496 / 17823 POSTS