Galmudug oo Gaalkacyo u magacawday Guddiga ka hortaga COVID19

HomeWararka

Galmudug oo Gaalkacyo u magacawday Guddiga ka hortaga COVID19

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa Maanta Magaacabey Guddiga ka hortaga iyo Xakameynta Cudurka Covid19 Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu magacaabey Xubnaha Guddiga oo ka kooban 7 Xubnood,waxaana la faray in maalinta berito ay ay soo xaadiraan Xarunta Gobolka.

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaalle (Madar), Daljir Bossaso (dhegayso)
Munaasabad lagu furayaay Dugsiga imaamu Shaafici Burtinle oo degmadaas lagu qabtay dhegayso

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa Maanta Magaacabey Guddiga ka hortaga iyo Xakameynta Cudurka Covid19

Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu magacaabey Xubnaha Guddiga oo ka kooban 7 Xubnood,waxaana la faray in maalinta berito ay ay soo xaadiraan Xarunta Gobolka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: