Galmudug oo Gaalkacyo u magacawday Guddiga ka hortaga COVID19

Galmudug oo Gaalkacyo u magacawday Guddiga ka hortaga COVID19

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa Maanta Magaacabey Guddiga ka hortaga iyo Xakameynta Cudurka Covid19

Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu magacaabey Xubnaha Guddiga oo ka kooban 7 Xubnood,waxaana la faray in maalinta berito ay ay soo xaadiraan Xarunta Gobolka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com