Kiiskii ugu horeeyay ee COVID-19 oo Puntland laga helay (dhegayso)

Kiiskii ugu horeeyay ee COVID-19 oo Puntland laga helay (dhegayso)

Guddigu wuxuu xaqiijinayaa in kiiskii ugu horeeyay oo Covid-19 ah oo laga helay Guddaha Puntland, Muwaadinka ayaa ka mid ah labadii qof ee baaritaanka dhowaan laga qaaday, qofka kale ayaa isaga lawaayey.

Muwaadinka laga helay Covid-19 ayaan indhoweyd wax safar ah sameyn, taasi oo muujinaysa in dad kale u keeneen.

Guddigu wuxuu Bulshada la wadaagaya in 5qof oo cusub la karantiilay maanta oo ay taariikhdu tahay (19 April 2020), dadkaasi oo baaritaan laga qaadi doono.

Wasiirka cafimaadka Puntland oo saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyeey qofka laga helay Covid19.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0