Author: Lakiman
-
Duqa Muqdisho oo sheegay in la diyaariyay koox loo tababaray aaska dadka u dhinta COVID-19
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadlay qorshayaasha dowladda uga hortageyso cudurka Coronavirus. Guddoomiye Cumar Filish ayaa sheegay in la diyaariyay koox loo tababaray aasida dadka u geeriyooda cudurka Coronavirus, waxaana uu caddeeyay in wax laga bedelay qaabkii dadka…
-
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantastik! hoos ka dhegayso
-
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Boosaasso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha…
-
Maamulka Caabudwaaq oo sheegay in ay joojinayaan Gaadiidka ukala safra Muqdisho iyo Caabudwaaq (dhegayso)
Iyadoo magaalada Caabudwaaq maalinkasta Muqdisho ay kaga yimaadaan kagana safraan in kabadan Boqol qof kuwaasi oo ku safra Gaadiidka dhulka ayaa maamulka degmadda Caabudwaaq waxaa uu soo saarey Awaamiir uu ku joojinayo Baabuurta iskaga kala goosha Caabudwaaq iyo Muqdisho Guddoomiye kuxigeenka arrimaha Bulshada maamulka degmadda Caabudwaaq Axmed Falax Falax oo la hadlay Radio Daljir ayaa…
-
Qaadka laga keeno dalka itoobiya oo dhibaato ku haya dadka ku nool Tuulooyinka Nugaal (dhegayso)
Faadumo maxamed oo kamid ah haweenka gobalka Nugaal siiba Howdka Tuuladda Hayaan ayaa sheegtay inuu dhibaato ku hayo qaaad si sharci darro ah lagu soo galinayo iyo khamri farabadan. Waxay sheegtay in taliyaha Ciidanka Booliska Puntland uu taleefankii ka qaban wayeey isla markaana ay dhibaato ku hayaan daragan,isla markaana caruurtii ay cunayaan,waxayna dolwadda ugu baaqday…
-
Dhismaha Wajiga 3aad ee laamiga Burtinle oo socda (dhegayso)
Waxaa si habsami leh usocda dhismaha wajigii 3aad ee laamiga dhexmara degmada burtinle ee gobolka nugaal oo uu ku deeqay madaxwayne siciid c/laahi deni waxaa ka warbixiyey shaqada laamiga halkay marayo iyo inta dhiman gudoomiyaha gudiga horumarinta degmadda c/laahi khaliif faarax. Shacabka ku dhaqan degmada ayaa aad usoo dhaweeyey hormarka ka socdo degmada iyagoona madaxwayne…
-
Puntland oo faahfaahin kabixisay wararkii ugu dambeyeey ee COVID19
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa Warbaahinta uga Warbixiyey warbixintii maalinlaha ahayd ee Gudiga Puntland u qaabilsan Wacyigalinta Cavid-19 . Waxaa uu sheegay in aysan jirin deegaannada Puntland kiisas Cusub oo Coronavirus ah oo laga helay,hayeeshee guddigooda ay magacaabeen Guddiyo kale oo gaar ah,kuwaas oo kala ah.
-
Taliska Dekadda Boosaaso oo Awaamir Cusub ku dhawaaqay (dhegayso)
Taliyaha ciidanka Booliska dekedda Bosaaso Kornayl Maxamed Cali Xaashi ayaa sheegay laga bilaabo 22 Bishan Dekedda Bosaaso lagu galayo hab cusub. Warbixintan Wariye Faadumo Dagan ayaa Bosaaso ka soo jeedinaysa
-
Dr Maxmed Cali Fuje oo Bulshada Soomaaliyeed uga Digay Khatarta iyo Saameynta COVID-19
Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed Cali Fuje, ayaa bulshada Soomaaliyeed uga digay khatarta iyo saameynta xad dhaafka ah ee cudurkaan sida dhaqsaha ah ku faafa uu ku yeelan karo dalkeenna xilli dunida inteeda badan ay dadaal xooggan ugu jirto cirib tirkiisa. Dr Maxmed Cali Fuje ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed kula taliyay inay si…
-
Xildhibaan Daahir Ciiro oo dawlada Puntlnad ugu baaqay inay siyaasad cad ka yeelato Armaha bandowga deegaanada PL
Xildhibaan Daahir Ciiro ayaa dawlada Puntlnad ugu baaqay inay siyaasad cad ka yeelato Armaha bandowga deegaanada Putlnad oo uu sheegay inaysan waxba ka hirgelin.
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta DaljirGaroowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
-
TALOKEEN: Taloooyinka ku saabsan nidaamka Asxaabta badan ee Puntland & siday ku hirgali karaan (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Garoowe o ka soo jeedinaysa Wariye Xaawo Axmed Maxamed,waana taxanihii 6aad.