Author: Lakiman

1 704 705 706 707 708 1,486 8472 / 17823 POSTS
Guddoomiye Mursal: “Ma jirto wax muddo kororsi ah, Mudada xil heynta Baarlamaanka iyo Madaxweynaha waa 4 sano”

Guddoomiye Mursal: “Ma jirto wax muddo kororsi ah, Mudada xil heynta Baarlamaanka iyo Madaxweynaha waa 4 sano”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa meesha ka saaray walaacii ka dhashay dib u dhicii ku yimi [...]
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta Jubbaland oo la magacaabay

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta Jubbaland oo la magacaabay

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdirahmaan Aadan ayaa waxaa uu Maanta Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybt [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay DFS

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay DFS

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyey inaysan weli soo gaarsiin lacag hal Milyan oo Dollar ah oo ay u balan qaaday Maamul G [...]
Dowladda oo sheegtay in ay Wax ka badashay Xaaladda Isbitaalka Martiini

Dowladda oo sheegtay in ay Wax ka badashay Xaaladda Isbitaalka Martiini

Dowladda ayaa maanta qolalka xaaladda degdegga ah (ACU) ee Isbitaalka ku xirtay Labaatan (20) sariirood oo loo dhammeestiray dhammaan qalabkii loo baa [...]
Dowladda Puntland oo shaacisay qof loga shakisana Covid19 inuu geeriyooday (dhegayso)

Dowladda Puntland oo shaacisay qof loga shakisana Covid19 inuu geeriyooday (dhegayso)

Guddiga Puntland u qaabisan ka hortagga Cudurka Coronavirus ayaa Warbixin ay soo saareen waxaa ay shaaciyeen in qof looga shakiyey Cudurka COVID19 baa [...]
QM oo sheegtay in Caalamka kusoo wajahan tahay musiibo kale

QM oo sheegtay in Caalamka kusoo wajahan tahay musiibo kale

Dunida ayaa khatar ballaaran ugu jirta macluul baahsan oo ka dhalan doonta fayraska Corona ee safmarka ah, sida ay ka digtay Qaramada Midoobay. D [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user- [...]
Haweenka PUNTLAND iyo Muhiimada Haweenka u leeyihiin Siyaasadda & Arrimaha Bulshadda (Taxanaha 3aad | dhegayso)

Haweenka PUNTLAND iyo Muhiimada Haweenka u leeyihiin Siyaasadda & Arrimaha Bulshadda (Taxanaha 3aad | dhegayso)

Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland Barnaamijyadan tax [...]
RW Khayre & Safiirrada dalalka Saaxiibka ah Soomaaliya iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo ka hadlay xakameynta COVID-19

RW Khayre & Safiirrada dalalka Saaxiibka ah Soomaaliya iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo ka hadlay xakameynta COVID-19

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey'ada [...]
Soomaaligii u horeeray oo Coronavirus ugu geeriyooday dalka Koofur Afrika

Soomaaligii u horeeray oo Coronavirus ugu geeriyooday dalka Koofur Afrika

Waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika ku geeriyooday muwaadinkii u horeeyay oo Soomaali ah, lana xanuunsanaa cudurka Cor [...]
1 704 705 706 707 708 1,486 8472 / 17823 POSTS