Author: Lakiman

1 408 409 410 411 412 1,486 4920 / 17823 POSTS
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
PUNTLAND OO DIGNIIN U DIRTAY AJAANIB DIIDAY BIXINTA CANSHUURAHA (Daawo)

PUNTLAND OO DIGNIIN U DIRTAY AJAANIB DIIDAY BIXINTA CANSHUURAHA (Daawo)

Xeer ilaalinta Puntland iyo Guddiga dardar galinta canshuuraha shaqaalaha UN-ka ee Ku sugan deegaanada Puntland oo digniin u diray ajaanib canshuurtii [...]
Warka Caweysin,  Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso . [...]
GUDDOOMIYE KUXIGEENKA GARACAD: “MA JIRTO DIYAARAD WAFDI SIDAY OO LAGA CELIYEEY DEKADDA GARACAD (daawo)

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA GARACAD: “MA JIRTO DIYAARAD WAFDI SIDAY OO LAGA CELIYEEY DEKADDA GARACAD (daawo)

Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Garacad ee gobalka Mudug Cabdi Warsame Jaamac oo Radio Daljir waraysi siiyey ayaa beenabuur ku tilmaamay warar sheegaya [...]
RW Rooble oo Kulan Muqdisho kula qaatay Wakiilo ka socda Beesha Caalamka (Sawiro)

RW Rooble oo Kulan Muqdisho kula qaatay Wakiilo ka socda Beesha Caalamka (Sawiro)

Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya [...]
NUSOJ oo soo gabagabeysay tababar ku saabsan Amniga iyo Badqabka Saxafiyiinta inta lagu gudo jiro Doorashada. (Sawiro)

NUSOJ oo soo gabagabeysay tababar ku saabsan Amniga iyo Badqabka Saxafiyiinta inta lagu gudo jiro Doorashada. (Sawiro)

Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeeyay tababar labadii maalmood ee lasoo dhaafay soo socday kaas [...]
Madaxweynaha Puntland & safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo Kulan ku yeeshay Muqdisho

Madaxweynaha Puntland & safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo Kulan ku yeeshay Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la kulmay Safiirka Jabuuti ee fadhiya dalka Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan. Kulank [...]
Caawa & Daljir  iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawayisn wanaagsan dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya Xusee [...]
James Swan oo ka hadlay dadaalkay wadaan Madaxda Maamul gobaleedyada

James Swan oo ka hadlay dadaalkay wadaan Madaxda Maamul gobaleedyada

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay kulamada ay yeelanayaan madaxda dowlad goboleedyada kuwaasoo lagu doonayo [...]
Fursad Shaqo UNSOS: CHIEF OF SERVICE, SUPPLY

Fursad Shaqo UNSOS: CHIEF OF SERVICE, SUPPLY

Halkan ka akhriso fursadda shaqo iyo taarikhday ku egtahay.   HALKAN RIIX OO KA AKHRISO FURSADA BANAAN [...]
Shir Muqdisho uga furmay Madaxda dowladgobaleedyada & Beesha Caalamka (Sawiro)

Shir Muqdisho uga furmay Madaxda dowladgobaleedyada & Beesha Caalamka (Sawiro)

Magaaladda Muqdisho waxaa hadda si rasmi ah uga furmay shir u dhaxeeya Madaxda maamul gobaleedyadda iyo beesha Caalamka,kaas oo looga hadlayo Arrimaha [...]
Marinka Kanaalka Suweys oo dib loo furay

Marinka Kanaalka Suweys oo dib loo furay

Markab weyn oo konteenar ah oo ku xayirnaa kanaalka Suweys muddo toddobaad ku dhow ayaa lagu guuleystey in laga saaro halka uu ku xayirnaa. Dhere [...]
1 408 409 410 411 412 1,486 4920 / 17823 POSTS