Author: Lakiman
-
Bandow lagu soo rogay Magaaladda Kismaayo
Maamulka Jubbaland ayaa Bandow habeenkii ah ku soo rogay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, kaddib markii ay korortay saameynta ay ku yeelatay cudurka Coronavirus. Bandowga ayaa ku aadan ka hortagga faafida cudurka Coronavirus oo muddooyinkii ay dad ugu dhinteen magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda. Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland ayaa sheegay in bandowga uu dhaqan galayo…
-
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Qardho nooga soo daadihinaya Wariye Najiib Zaki Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Gorma dib loo bilaabaya Bixinta Baasiboorka Soomaaliya
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada oo muddo hakad la geliyay, sababo la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus.
-
Maraykanka oo Kordhiyeey Cunaqabbaynta Dhinaca dhaqalaha ee Soomaaliya la saaray
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay ku dartay muddo sanad ah cunaqabateyn lagu xayiray Dhaqaalaha Soomaaliya, iyadoo labadii Madaxweyne ee ka horreeyay Barack Obama iyo Donald Trump ay hore tallaabadan oo kale ku dhaqaaqeen. War kasoo baxay Madaxweynaha Mareykanka ayaa lagu sheegay in madaxweyne Biden uu saxiixay warqadda kordhinta Cunaqabateynta Dhaqaalaha Soomaaliya ee loo…
-
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
-
SOMTEL oo daahfuraysa Adeegyo Cusub (Daawo)
Shirkadda Somtel oo shaacisay in Berri ay daahfurayso barnaamij abaalmarino qaali ah ay ku heli doonaan macaamiisheeda.
-
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso.
-
Wasiirka Maaliyadda DFS oo ka qeyb galay shirka Iskaashiga dalalka Geeska Afrika (Sawiro)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) oo ahaa mid heer Wasiir. Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Suudaan iyo Saaxiibada kale ee ka ka tirsan Bangiga Adduunka, Bangiga…
-
Puntland & Jubbaland oo soo saaray warsaxafadeed (Akhriso)
Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland iyo Jubaland waxay walaac ka muujiyeen in Madaxda sare ee muddo xileedkeedu dhammaaday ee Dowladda Federaalka ah ay xaggal daacineyso qabsoomidda shirkii loo fadhiyey inuu ka dhaco Magaalada Mogadishu.
-
Maxay kawada hadleen Madaxda Dowlad Goboleedyada Galmudug,Hirshabelle iyo Koofurgalbeed
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta qado sharaf gurigiisa ugu sameeyay, Madaxweynaha Koonfur Galbeed e Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlawe). Kulanka ayaa waxaa ay uga hadleen xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo siduu uu ku qabsoomi lahaa shirweynaha wadatashga doorashooyinka ee…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
GUDDOOMIYAHA DEGMADDA JARIIBAN MUUFO: “WAX CARQALAD AH OO KA DHACDAY GARACAD MAJIRTO,”(Daawo)
Guddoomiyaha degmadda Jariiban ee gobalka Mudug ayaa beeniyeey warar sheegaya in wafdi ka socday DP WORD laga celiyeey dekadda Garacad. Hoos kaga bogo.