Shir Muqdisho uga furmay Madaxda dowladgobaleedyada & Beesha Caalamka (Sawiro)

HomeWararka

Shir Muqdisho uga furmay Madaxda dowladgobaleedyada & Beesha Caalamka (Sawiro)

Magaaladda Muqdisho waxaa hadda si rasmi ah uga furmay shir u dhaxeeya Madaxda maamul gobaleedyadda iyo beesha Caalamka,kaas oo looga hadlayo Arrimaha

UK oo Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya iyo Safiirkii hore oo la bedelay
Sheekh Kenyaawi: ”Booliska badoonkoodu waa laaluush-qaatayaal (daawo)
Mareykanka oo cambaareeyay qorshe lagu afduubtay Saddex boqol oo Arday

Magaaladda Muqdisho waxaa hadda si rasmi ah uga furmay shir u dhaxeeya Madaxda maamul gobaleedyadda iyo beesha Caalamka,kaas oo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka iyo sidii xal looga gaari lahaa arrimaha khilaafka doorashadda.

Kulanka oo sido kale ay ka qeybgalayaan Madaxweyneyaasha Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa looga hadlaya marxaladda dalku marayo gaar ahaan doorashada .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: