UK oo Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya iyo Safiirkii hore oo la bedelay

HomeWararka

UK oo Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya iyo Safiirkii hore oo la bedelay

Dowladda UK ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wareegi doona. Safiirka cusub ayaa lag

Ra’iisul Wasaare khayre oo Guddoomiyay kulan looga hadlay Maal-gelinta Horumarinta khayraadka Biyaha
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadisu ay la wareegeen Magaaladda Mekelle

Dowladda UK ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wareegi doona.

Safiirka cusub ayaa lagu magacaabaa Benjamin James Fender, waxaa uu horay uga soo shaqeeyay Safaarado kala duwan oo uu ka soo noqday Qunsul, Safiir kuxigeen iyo Xoghayaha Koowaad.

Mr Ben Fender ayaa bedeli doona Safiirkii Ingiriiska David Concar oo muddo xileedkiisa dhamaaday, kaddib labo sano oo uu joogay Soomaaliya.

Inta badan Safiirada Ingiriiska u soo magacaabo Soomaaliya ayaa muddo labo sano kaliya shaqeeya, kaddibna la bedelo.

UK ayaa ka mid ah dowladaha si dhow u taageera Soomaaliya, waxaa ka jooga Soomaaliya Ciidamo tababar siiya Ciidanka AMISOM iyo kuwa Soomaalida

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: