Author: Lakiman

1 406 407 408 409 410 1,486 4896 / 17823 POSTS
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantasti [...]
KULANKII MADAXDA EE MUQDISHO OO HADDA SOO XIRMAY.

KULANKII MADAXDA EE MUQDISHO OO HADDA SOO XIRMAY.

Waxaa goordhaweyd Muqdisho ku soo idlaaday kulamadii wadatashi ee madaxda labada heer ee dawladda Soomaaliya, kaasoo maanta ay ahayd maalintiisii laba [...]
Xafiiska Difaaca Xuquuqul Aadanaha Puntland oo Tababar u qabtay Culumadda Bosaaso (Daawo)

Xafiiska Difaaca Xuquuqul Aadanaha Puntland oo Tababar u qabtay Culumadda Bosaaso (Daawo)

BOOSAASO:XAFIISKA DIFAACAHA XUQUUQUL AADANAHA PUNTLAND OO CULIMAA'UDIIN KA KALA YIMI DEEGAANO KALA DUWAN U QABTAY TABABAR KU SAABSAN ILAALINTA XUQUUQD [...]
Shirkadaha Isgaarsiinta Puntland oo Awaamir la duldhigay (Akhriso)

Shirkadaha Isgaarsiinta Puntland oo Awaamir la duldhigay (Akhriso)

Puntland ayaa shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howlgala Puntland ku amray in la hakiyo doollarka danabaysan ee taleefannada, isla markaana lagu beddelo s [...]
Ciidamadda Dowladda Federaalka oo howlgal ka wada Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Ciidamadda Dowladda Federaalka oo howlgal ka wada Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyaeed aya howlgal ay ku baadi goobayaan Xubnao ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa ay maanta ka wadaan degmada Awdheegle i [...]
Wasiirka Ganacisga oo la kulmay Safiirka Turkey u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Ganacisga oo la kulmay Safiirka Turkey u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha XFS Xil. Khaliif Cabdi Cumar & Danjiraha dawladda aan walaalaha nahay ee Turkey u jooga Soomaaliya Amb Mahm [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Midowga Musharixiinta oo ka hadlay weraarkii Bariire

Midowga Musharixiinta oo ka hadlay weraarkii Bariire

Qaar kamid ah xubnaha Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ka hadleen werradii Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada dowla [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
UK oo kenya ku dartay Liiska Cas ee Xayiraadda Socdaalka

UK oo kenya ku dartay Liiska Cas ee Xayiraadda Socdaalka

Guddiga Sare ee British (The British High Commission) waxay ku wargeliyeen Dowladda Kenya qorshaha lagu doonayo in Kenya loogu daro Liiska Cas ee Socd [...]
1 406 407 408 409 410 1,486 4896 / 17823 POSTS