Author: Lakiman
-
GUDDOOMIYAHA GUDDIGA HORMARINTA BURTINLE OO KA HADLAY GUULAHA LAGA GAARAY LAAMIGI LAGU DHISAY ISKUTASHIGA (Daawo)
CABDULAAHI KHALIIF FAARAX GUDDOOMIYAHA GUDDIGA HORMARINTA DEGMADDA BURTINLE OO DALJIR UGA WARAMAY GUULAHA LAGA GAARAY ISKUTASHI BULSHO OO LAGU DHISAY LAAMIGA DHEXMARA MAGAALADDA BURTINLE.
-
Beesha Caalamka oo Fariin Culus u dirtay Hogaamiyaasha ku shirsan Muqdisho
Xubnaha beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxda dowladda dhexe iyo maamulada in ay gaaraan heshiis. War kasoo baxay xubnaha beesha Caalamka ayaa dowladda dhexe looga dalbaday in doorashada ay ku qabato heshiis iyo Wada ogol. Warka kasoo baxay beesha Caalamka ayaa sidaan u qornaa: Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha…
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Qodobo xiiso badan ayaad Barnaamijka Caawa ku maqli doontan. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
-
PUNTLAND OO GO’AAMO KA SOO SAARAYSA XAKAMAYNTA CUDURKA COVID-19 (Daawo)
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdulaahi Timacade oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in berrito go’aamo adag ka soo saari donaan xakemaynta cudurka COVID-19
-
Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyey Howlwadeennada Gargaarka Caafimaad ee la tacaalaya COVID-19 (Daawo)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka, goobaha caafimaadka iyo Guddiga Naf-badbaadi ee ku howlgala xarummaha dowladdu ay u qorsheysay la tacaalidda Covid19. Howlwadeennada Caafimaadka ee ku sugnaa Cisbitaalka Banaadir oo u badan dhallinyaro, Xeeldheereyaal Soomaaliyeed ee dhanka caafimaadka ah iyo culimo…
-
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Deeqo Ladan oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Wasiirka Cafimaadka DFS oo booqatay Cisbitaalka Dr. Sumait
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur, ayaa maanta booqasho ku tagtay Isbitaalka Dr. Sumait ee Jaamacadda SIMAD si ay ugu kuurgasho xaaladda Isbitaalka ee la Tacaalidda Caabuqa COVID-19. Wasiirka Caafimaadka ayaa dhiiri galin iyo ammaan u jeedisey howl-wadeenada caafimaadka ee safka hore kaga jira la tacaalidda iyo baxnaaneynta dadka…
-
BELED XAAWO OO ROOBAYSAN! (sawirro)
Magaaladda Beled xaawo ee gobalka Gedo ayaa galabta doogsatay,waxaana helay roob dadka iyo duunyadduba ku diirsadeen.
-
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Caddaalad-darro ku tilmaamay Dacwad Laalidda Cabdirashiid Janan
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay qoraal xalay warbaahinta lagu shaaciyay inay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ay xirtay gal dacwadeedkii loo heystay Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (C/rashiid Janan), isla markaana ay Maxkamada gobolka Banaadir aqbashay in gal dacwadeedka Janan la xiro. Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa bartiisa…
-
Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wafdi ka socda Zambia
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefdi uu hoggaaminayo wasiirka caddaaladda ee dalka Zambia, Mr Gavin Lubinda oo shalay hargeysa soo gaaray. Ugu horrayn madaxweynaha Somaliland waxa uu xubnaha wefdiga warbixin ka siiyey xaaladda guud ee Somaliland iyo halka ay maanta mareyso ,sida dhinacyada nabadgelyada iyo horumarada kale. Qodobada…
-
Kenya oo Awaamir ku soo rogtay ganacsatada soomaaliyeed ee Nairobi ku sugan
Go’aanka uu madaxweyne Uhuru Kenyatta bandowga looga hortagayo mowjadda sadexaad ee cudurka COVID-19 dhowaan ugu soo rogay qeybo ka mid ah dalka Kenya ayaa si weyn u saameeyay ganacsiga iyo shaqooyinkii dadkii ka shaqeysan jiray huteelada iyo goobahii lagu isugu imaan jiray ee magaalada Nairobi. Arrintan ayaa sidoo kale dhibaato horleh ku keentay ganacsigii suuqa…
-
RW Rooble oo Booqday Dhaawacyada Ciidamadda DFS (Daawo)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga booqday askarta Ciidamada Xoogga Dalka ee ku soo dhaawacantay Dagaaladii Bariire & Awdhigle.