Shirkadaha Isgaarsiinta Puntland oo Awaamir la duldhigay (Akhriso)

HomeWararka

Shirkadaha Isgaarsiinta Puntland oo Awaamir la duldhigay (Akhriso)

Puntland ayaa shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howlgala Puntland ku amray in la hakiyo doollarka danabaysan ee taleefannada, isla markaana lagu beddelo shilinka Soomaaliga oo danabaysan. Amarkan oo ka soo baxay Guddiga Xallinta Dhibaatada Sicir-bararka Puntland waxaa looga golleeyahay in wax laga qabto sicir-bararka, sida ay Guddiga sheegeen.

“Rooble waxaan dhihi karaa waa Diciif Siyaasi ah,” (Falanqeyn)
Maamulka Hir-Shabeelle & Xildhibaano bilaabay abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qayb galay xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka

Puntland ayaa shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howlgala Puntland ku amray in la hakiyo doollarka danabaysan ee taleefannada, isla markaana lagu beddelo shilinka Soomaaliga oo danabaysan.

Amarkan oo ka soo baxay Guddiga Xallinta Dhibaatada Sicir-bararka Puntland waxaa looga golleeyahay in wax laga qabto sicir-bararka, sida ay Guddiga sheegeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: