Author: Lakiman

1 314 315 316 317 318 1,486 3792 / 17826 POSTS
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo goordhow bilaabaneysa

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo goordhow bilaabaneysa

Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa la filayaa inay goordhow ka bilaabato doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka 1a [...]
Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda Afisiyooni

Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda Afisiyooni

Dadaalo xal loogu raadinayo in laga hortago isku-dhac dhex-mara Hay’adaha Amniga ayaa billowday, waxaana horboodaya Madaxweynayaashii hore ee dalka ee [...]
Beesha Caalamka oo ku baaqday in si Nabdoon loo dhameystiro doorashada Guddoonka Baarlamaanka

Beesha Caalamka oo ku baaqday in si Nabdoon loo dhameystiro doorashada Guddoonka Baarlamaanka

Wakiilada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, iyaga oo ku baaqay i [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho xilli xaaladda Siyaasadda kacsan tahay

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho xilli xaaladda Siyaasadda kacsan tahay

Magaalada Muqdisho waxaa Goordhow dib ugu soo laabtay Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo safar [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonada Gobalka Mudug

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonada Gobalka Mudug

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay Qaar kamida Nabadoonada i [...]
QM oo sheegtay in Somalia u baahan tahay gurmad deg deg ah

QM oo sheegtay in Somalia u baahan tahay gurmad deg deg ah

Isagoo aaladda fogaan-aragga uga qeyb galayay shir heer sare ah oo looga hadlayay abaaraha Geeska Afrika oo ka dhacay magaalada Geneva, ayuu Ergeyga G [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
MADAXWEYNE FARMAAJO “HAWLGALKA ATMIS WUXUU KU SHAQEYNAYAA HABRAACA AMNIGA DOORASHOOYINKA EE AY KU HESHIIYEEN MADASHA WADATASHIGA QARANKA”

MADAXWEYNE FARMAAJO “HAWLGALKA ATMIS WUXUU KU SHAQEYNAYAA HABRAACA AMNIGA DOORASHOOYINKA EE AY KU HESHIIYEEN MADASHA WADATASHIGA QARANKA”

2: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arri [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddoomiyeey Shirkii Amniga gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddoomiyeey Shirkii Amniga gobalka Mudug (Sawiro)

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa kulan la qaatay guddiga Amniga gob [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amniga goobta lagu qabanaayo doorashada ku wareejiyay howlgalka ATMIS

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amniga goobta lagu qabanaayo doorashada ku wareejiyay howlgalka ATMIS

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu ku wareejiyay howlgalka ATMIS sugida goobta loogu tala galay in ay ka dhacdo doo [...]
1 314 315 316 317 318 1,486 3792 / 17826 POSTS