Author: Lakiman

1 315 316 317 318 319 1,486 3804 / 17826 POSTS
Madaxweynaha dalka Rwanda ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Ambasaddor Sahra Cali Xasan.

Madaxweynaha dalka Rwanda ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Ambasaddor Sahra Cali Xasan.

Madaxweynaha dalkaasi Rwanda Paul Kagame oo maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania Isla markaana loo mag [...]
Booliska Soomaaliya oo ka hadlay eedeymo loo soo jeediyay

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay eedeymo loo soo jeediyay

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa iska difaacay eedo loo jeediyey oo ahaa inuu faragalin iyo is hortaag ku sameeyey shaq [...]
Farmaajo oo ka hadlay doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Maanta dhacday

Farmaajo oo ka hadlay doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Maanta dhacday

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dib loogu doortay Xilka [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Gaalkacyko lagu soo dhaweyeey

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Gaalkacyko lagu soo dhaweyeey

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaa Karaash ayaa gaarey magaalada Galkacyo halkaas oo mamaulka degmada iyo Taliska qeybtu ay ka qeyb gal [...]
Ruushka oo ka digaya khatarta dagaal ballaaran oo aan horay loo arag

Ruushka oo ka digaya khatarta dagaal ballaaran oo aan horay loo arag

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in hubka reer galbeedka ee la geynayo Ukraine ay ka dhigan tahay in xulafada Nato ay “ [...]
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Jubbaland & Guddiga FIET?

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Jubbaland & Guddiga FIET?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Mohamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku marti qaaday Guddiyada doorashooyink [...]
Rooble oo cambaareeyay weerarkii lagu beegsaday Guddoomiye Dhabancad

Rooble oo cambaareeyay weerarkii lagu beegsaday Guddoomiye Dhabancad

War kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in uu aad uga xun yahay ficillada gurracan iyo isku dayada is daba j [...]
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo sheegay in la soo weeraray

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo sheegay in la soo weeraray

Guddoomiyaha KM ee Golaha Shacabka Mudane Amb. Cabdisalaan Axmed Dhabanacad ayaa sheegay inay jiraan caqqabado dhowr ah oo kusaabsan ishor-istaag lagu [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka bilaabay Magaalada Geneva

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka bilaabay Magaalada Geneva

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan Geeska A [...]
1 315 316 317 318 319 1,486 3804 / 17826 POSTS