Madaxweynaha dalka Rwanda ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Ambasaddor Sahra Cali Xasan.

HomeWararka

Madaxweynaha dalka Rwanda ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Ambasaddor Sahra Cali Xasan.

Madaxweynaha dalkaasi Rwanda Paul Kagame oo maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania Isla markaana loo mag

Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhex lugeyeey Kismaayo (Daawo)
Madaxwaynaha Soomaaliya oo darajooyinkii ciidamada ka qaaday sarkaal katirsanaa NISA
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

Madaxweynaha dalkaasi Rwanda Paul Kagame oo maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania Isla markaana loo magacaabay in ay noqoto safiirka aan deegaanka ku aheyn dalka Rwanda Sahra Cali Xasan ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo.

Ambassador Sahra Cali Xasan ayaa Madaxweyne Paul Kagame u gudbisay dhambaal hambalyo ah oo ay uga siday madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmajao shacabka iyo Madaxda Dalka aan walaalaha nahay ee Rwanda.

Ambassador Sahra ayaa sheegtay in ay door weyn ka qaadan doonto soo nooleynta xiriirka qotada dheer ee u dhaxeeya labada dal iyo wada-shaqeynta labada dowladood

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: