Madaxwaynaha Soomaaliya oo darajooyinkii ciidamada ka qaaday sarkaal katirsanaa NISA

Madaxwaynaha Soomaaliya oo darajooyinkii ciidamada ka qaaday sarkaal katirsanaa NISA

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qaaday dhammaan darajooyinkii ciidmaada sareeye guutto Gen Cabdalla Cabdalla oo ka mid ahaa saraakiisha hay’adda NISA ee ammaanka qaranka oo la ruqseeyey.

Go’aanka madaxwaynaha ayaa yimid kadib markii soo jeedin uga timid agaasimaha NISA oo ruqseeyey janeraalkaasi oo noqday agaasime kuxigeenka hay’adda NISA.

Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla ayaa xilka looga qaaday kadib waraysi uu bixiyay oo uu ku dhaliilay hanaanka shaqada ee hay’adda NISA, waxaana lagu eedeeyey inuu hayn karin sirta hay’adda oo uu kasii mid ahaan karin.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com