Author: Lakiman

1 312 313 314 315 316 1,486 3768 / 17826 POSTS
Dowladda Ingiriiska oo soo saartay digniin ku aadan weeraro ay qorsheynayaan Al-Shabaab

Dowladda Ingiriiska oo soo saartay digniin ku aadan weeraro ay qorsheynayaan Al-Shabaab

Dowladda Ingiriiska ayaa soo saartay digniino la xiriira in Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay meelo kamid ah Soomaaliya ka geystaan falal isugu jira [...]
Dacwad oogayaasha Talyaaniga oo baaraya Khilaaf ka taagan safaarada Soomaaliya ee Roma

Dacwad oogayaasha Talyaaniga oo baaraya Khilaaf ka taagan safaarada Soomaaliya ee Roma

Dacwad oogayaasha dalka Talyaaniga ayaa baaraya khilaaf soo kala dhexgalay mas’uuliyiinta Soomaalida oo ku saabsan gacan ku haynta safaaradda Soomaali [...]
Maraykanka oo dhinacyada Itoobiya ugu baaqay in ay dhaqan-geliyaan xabbad-joojinta

Maraykanka oo dhinacyada Itoobiya ugu baaqay in ay dhaqan-geliyaan xabbad-joojinta

Maraykanka ayaa doonayaa in dhinacyada iska soo horjeeda ee ku lug leh colaadda Itoobiya ay dhaqan geliyaan wadahadalka xabbad-joojinta iyo in adeegya [...]
Dulucdoorka Tartan iyo Tacliin  Waxaa qoray Agaasimaha Waaxda Waxbarashada Tooska ah ee Wasaarada Waxbarashada Puntland

Dulucdoorka Tartan iyo Tacliin Waxaa qoray Agaasimaha Waaxda Waxbarashada Tooska ah ee Wasaarada Waxbarashada Puntland

Dulucdoorka (Barnamijka) Tartan iyo Tacliin oo gu'yaal badan uu Radio Daljir u soo qabanayey Dugsiyada Sare ee Puntland, ayaa gu'ganna sidii caaddada [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe  (Daawo)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (Daawo)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garowe, wax [...]
Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo kulan yeeshay

Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo kulan yeeshay

Guddoonka Aqalka Sare BFS oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanku wuxuu ahaa:- 1- Warbixin guud ee Gudd [...]
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xilka si rasmi ah ula wareegay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xilka si rasmi ah ula wareegay

Guddoomihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu wareejiyay Guddoom [...]
Tirada dadka tahriibayaasha ah ee badda ku dhintay sanadkii hore oo korortay

Tirada dadka tahriibayaasha ah ee badda ku dhintay sanadkii hore oo korortay

In ka badan 3,000 oo qaxooti ah, tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa ku dhintay marinnada Mediterranean-ka iyo badda Atlantic-ga sannadkii hore, [...]
Guddiga doorashooyinka FEIT oo shaaciyay in kuraas taallay Beledweyne Jowhar loo wareejiyay

Guddiga doorashooyinka FEIT oo shaaciyay in kuraas taallay Beledweyne Jowhar loo wareejiyay

Guddiga doorashooyinka ee FEIT ayaa ku dhawaaqay in kuraasta HoP#009 iyo HoP#135 oo deegaan doorashadoodu ahayd Hirshabeelle gaar ahaan magaalada [...]
Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash iyo waftigiisii oo lagu soo dhaweeyey Bossaso

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash iyo waftigiisii oo lagu soo dhaweeyey Bossaso

. Kusimaha madaxweynaha, ahna madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan 'Karaash' iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd soo gaaray m [...]
1 312 313 314 315 316 1,486 3768 / 17826 POSTS