Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo kulan yeeshay

HomeWararka

Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo kulan yeeshay

Guddoonka Aqalka Sare BFS oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanku wuxuu ahaa:- 1- Warbixin guud ee Gudd

Mareykanka oo 4 Soomaali ah kala laabanaya sharciga
Xaafadda Garsoor Gaalkacyo oo saddex xaafadood laga dhigay (Akhriso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Guddoonka Aqalka Sare BFS oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanku wuxuu ahaa:-

1- Warbixin guud ee Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS ee howlaha wax-qabad ee hortbinta u leh Aqalka Sare.

2- diyaarinta warbixinta guud ee Wax-qabadka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka 10aad.

3- Diyaarinta Ajandaha kulanka 3aad, Kalfadhiga 1aad ee Aqalka Sare.

Kulanka waxaa kaloo qayb ka ahaa Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: