Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddoomiyeey Shirkii Amniga gobalka Mudug (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddoomiyeey Shirkii Amniga gobalka Mudug (Sawiro)

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa kulan la qaatay guddiga Amniga gobolka Mudug. Kulanka ayaa looga wada hadlay arimaha Amniga guud ee gobolka iyo in Ciidamadu xiriir dhow la yeeshaan bulshada.

XOREYNTA SSC-KHAATUMO & YAGLEELKA DAWLAD GOBOLEEDKA SSC-KHAATUMO
Nabadoon Xaad: “Cidina kama Horimaankadho Qorshaha Xasilinta Muqdisho” (dhegayso)
Isgooyska Soobe oo lagu xasuusan doono dadkii ku shahiiday weerarkii 14ka Oktoobar

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa kulan la qaatay guddiga Amniga gobolka Mudug.

Kulanka ayaa looga wada hadlay arimaha Amniga guud ee gobolka iyo in Ciidamadu xiriir dhow la yeeshaan bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: