Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddoomiyeey Shirkii Amniga gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddoomiyeey Shirkii Amniga gobalka Mudug (Sawiro)

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa kulan la qaatay guddiga Amniga gobolka Mudug.

Kulanka ayaa looga wada hadlay arimaha Amniga guud ee gobolka iyo in Ciidamadu xiriir dhow la yeeshaan bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com