Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho xilli xaaladda Siyaasadda kacsan tahay

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho xilli xaaladda Siyaasadda kacsan tahay

Magaalada Muqdisho waxaa Goordhow dib ugu soo laabtay Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo safar

Dowladda Puntland oo Si Rasmi ah Dekadda Boosaaso ugu Wareejisay Shirkadda P & O Ports (Sawiro)
Dowladda Hoose Garowe oo bur burinaysa Goobaha Sharci daradda ah (dhegayso)
Qardho oo Yeelatay Xafiiska Shatiyada Ganacsiga Puntland (dhegayso)

Magaalada Muqdisho waxaa Goordhow dib ugu soo laabtay Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo safar Shaqo ugu maqnaa Magaalada Geneva ee Dalka Swezerland.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa nasasho kadib gaaray Teendhada Afisiyooni halakas oo Maanta qorsuhu yahay in lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen ee Baarlamaanka 11aad.

Dib ugu soo laabashada Ra’iisul Wasaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegantay xilli xaaladda Siyaasadeed ee dalka ay kacsan tahay, isla markaana qaar kamid ah Shaqaalaha Baarlamaanka iyo Wariyeyaasha loo diiday inay galaan Teendhada Afisiyooni.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: