Dowladda Hoose Garowe oo bur burinaysa Goobaha Sharci daradda ah (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Hoose Garowe oo bur burinaysa Goobaha Sharci daradda ah (dhegayso)

Xoghayaha Dawlada hoose ee Garoowe Maxamuud Xaaji Guray oo Maanta wariyaasha kula hadlayay xafiiskiisa ayaa sheegay in dawlada hoose ee garoowe ay sam

BIDAARTII IYO TIMAHA DAATA OO XAL LOO HELAY (daawo)
Guddoomiyaha Gobalka Bari oo la kulmay Guddoomiyaha maxakamdaha Ciidanka & kuwa madaniga ah (Daawo)
Ganacsiga Suuqyada Bossaso oo 4 Beri Kaddib Dib u Furmay (dhegayso)

Xoghayaha Dawlada hoose ee Garoowe Maxamuud Xaaji Guray oo Maanta wariyaasha kula hadlayay xafiiskiisa ayaa sheegay in dawlada hoose ee garoowe ay sameysay Calaamadin guryo iyo gooba Ganacsi ooo si sharcidaro ah looga dhistay laamiga hareeerihiisa gar ahaan wada Dr Jimcaale ee ku taal xaafada Kowada ogoosto.

Xoghayauhu wuxuu sheeegay in goobaha dadkiilaha ay u qabteen mudda dhan shan cisho wixii ka danbeeyana ay tilaabo ka qaadidoonana wuxuu shegay inay uga goleeyihiin hagaajinta bilicda Garoowe waa sida uu hadalka u dhigaye ,

Hoos kadhegayso shirkiisa jaraa’id

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: