Qardho oo Yeelatay Xafiiska Shatiyada Ganacsiga Puntland (dhegayso)

Qardho oo Yeelatay Xafiiska Shatiyada Ganacsiga Puntland (dhegayso)

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ee Puntland ayaa waxaa markii ugu horeysey laga hirgeliyey xafiiska Shatiyada ganacsiga ay bixiso dowladda Puntland.

Xisaabiyaha guud ee gobolka Karkaar Cabdirisaaq Cali Cartan, oo waraysi gaar ah siinayey idaacadda Daljir gaar ahaan xarunta Qardho ayaa waxa uu ka warbixiyey hirgelinta xafiiskaasi iyo shaqooyinka uu qaban doono.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • artan 6 years ago

    ad ayan usow dhaween wax qabadka cusub ee gobolka laka hirgaliyey wan full employment waxana leyhy xisaabiyaha wa shaqaynsa ilahay hakula garab galo howsha adag ee ad haysid

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com