Author: Lakiman

1 1,298 1,299 1,300 1,301 1,302 1,487 15600 / 17842 POSTS
Shir looga hadlayo ladagaalanka Musuq maasuqa oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Shir looga hadlayo ladagaalanka Musuq maasuqa oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland Waxaa lagu qabtay shir looga hadlayo ladagaalanka Musuq maasuqa iyado shirkaas ay so qaban qaabisay [...]
War-murtiyeedka Shirka Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya

War-murtiyeedka Shirka Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampal [...]
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Amaanka Magaalada Balcad (dhegayso)

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Amaanka Magaalada Balcad (dhegayso)

Taliyaha qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamuud Maxamed Macalin (Koronto) ayaa shaaca ka qaaday in amniga Degamda Balca [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi

Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Bur [...]
Madaxweynaha Somaaliya oo Abaalmarin la gudoonsiyaay (dhegayso)

Madaxweynaha Somaaliya oo Abaalmarin la gudoonsiyaay (dhegayso)

Naadiga Caalamiga ee Islaamka oo ka tirsan Ururka OIC ayaa abaalmarinta sanadlaha ah ee hogaanka guddoonsiiyay sanadkan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane [...]
Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cawad oo sheegay dastuurka dalka in uu gacmo shisheeyo ku jiro (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cawad oo sheegay dastuurka dalka in uu gacmo shisheeyo ku jiro (dhegayso)

Mahad Cabdalla Cawad, Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Barlamaanka Somaaliya, ayaa sheegay in Dastuurka dalka gacmo shisheeye gacanta loo galiyey, xili [...]
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. Dhegayst [...]
Somaaliya iyo Sudaan oo Heshiis kala saxiixday

Somaaliya iyo Sudaan oo Heshiis kala saxiixday

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo malmahaan booqadsho ku joogay Dalka Suu [...]
Dowladda Federaalka oo soo saartay qoraal ay  kaga hadlayso heshiiskii Dekeda Berbera (Akhriso)

Dowladda Federaalka oo soo saartay qoraal ay kaga hadlayso heshiiskii Dekeda Berbera (Akhriso)

Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay kaga hadlayso heshiiska dekedda Berbera. Wasaar [...]
Alshabaab oo Weraar ku qaaday degaano katirsan Kenya

Alshabaab oo Weraar ku qaaday degaano katirsan Kenya

Kooxda Al-shabaab ayaa xalay Weraar ku qaaday deegaanka Fino ee hoostaga Magaalada Mandheera, Saraakiisha Ciidamada Booliska ee Kenya ayaa xaqiijiya [...]
Madaxweyne Xaaf oo dhuusomareeb ka furay Shir looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna

Madaxweyne Xaaf oo dhuusomareeb ka furay Shir looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna

Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna [...]
Shir Kampala uga furmaya Madaxda Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya

Shir Kampala uga furmaya Madaxda Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya

Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 2-bisha March 2018,waxaa ka furmaya shir fursad u siinaya in laga xa [...]
1 1,298 1,299 1,300 1,301 1,302 1,487 15600 / 17842 POSTS