Madaxweyne Xaaf oo dhuusomareeb ka furay Shir looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo dhuusomareeb ka furay Shir looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna

Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubnaha kamid ah ee tegay Garbahaareey
Farriin ku Socota Dadwaynaha Puntland
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo gaaray Gobolka Sanaag

Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda Galmudug ka furay shir looga hadlayo Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun.

Shirka looga hadlayo dhaqan galinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna waljameeca ee ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Dalka aanu walaalaha naxay ee Jabuuti ayaa waxaa joobgoog ka ahaa Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sh Maxamed, Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha Bulshada .

Axmed Ducaale Geele Xaaf madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug ayaa dadaal xoogan ugu jira dhaqalin galinta heshiiskii ka dhacay Caasimadaha Soomaaliya iyo Djabuuti kaasoo ka mid noqday heshiisyada miro dhalay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: