Madaxweynaha Somaaliya oo Abaalmarin la gudoonsiyaay (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Somaaliya oo Abaalmarin la gudoonsiyaay (dhegayso)

Naadiga Caalamiga ee Islaamka oo ka tirsan Ururka OIC ayaa abaalmarinta sanadlaha ah ee hogaanka guddoonsiiyay sanadkan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Beesha caalamka oo war ka soo saartay doorashadda saaka ka dhacaysa Kismaayo
Abaar xoogan oo laga soo sheegayo Tulooyin hoosyimada Qandala (dhegayso)

Naadiga Caalamiga ee Islaamka oo ka tirsan Ururka OIC ayaa abaalmarinta sanadlaha ah ee hogaanka guddoonsiiyay sanadkan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faramajo.

Madaxweyne Farmaajo oo lagu casuumay abaalmarinta ayaa u wakiishay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullaahi Maxamed oo guddoomay abaalmarinta qaaliga ah ee sanadkan hay’adu ugu talagashay Madaxweynaha Soomaaliya.

Danjire Ceydiid ayaa Radio daljir u sheegay in abaalmarinta ay tahay mid sanadle ah oo sanadkiiba la guddoonsiiyo Madaxda dalalka Islaamka, sanadkana ay Naadiga ugu talagashay Madaxweynaha .

Warbixintan Wariyaheena Muqdisho Cabdulqaadir Irshaad ayaa Warbixintan inoo diyaariyaay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: