Author: Lakiman

  • Somaaliya iyo Sudaan oo Heshiis kala saxiixday

    Somaaliya iyo Sudaan oo Heshiis kala saxiixday

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo malmahaan booqadsho ku joogay Dalka Suudaan ayaa heshiis iskaashi la saxiixdeen dhigiisa Arrimaha Dibadda Suudaan Ibraahim Ganduur, heshiiskan oo tilmaaya horumarinta xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan Sido kale Wasiirka ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay…

  • Dowladda Federaalka oo soo saartay qoraal ay  kaga hadlayso heshiiskii Dekeda Berbera (Akhriso)

    Dowladda Federaalka oo soo saartay qoraal ay kaga hadlayso heshiiskii Dekeda Berbera (Akhriso)

    Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay kaga hadlayso heshiiska dekedda Berbera. Wasaaradda ayaa ku tilmaamatay heshiiskan mid mid lagu wiiqayo midnimada iyo wada jirka ummadda Soomaaliya. Hoos ka akhriso

  • Alshabaab oo Weraar ku qaaday degaano katirsan Kenya

    Alshabaab oo Weraar ku qaaday degaano katirsan Kenya

    Kooxda Al-shabaab ayaa xalay Weraar ku qaaday deegaanka Fino ee hoostaga Magaalada Mandheera, Saraakiisha Ciidamada Booliska ee Kenya ayaa xaqiijiyay in dagaalkaas oo muddo kooban socday ay kaga dhinteen 2 Askari oo Booliis ah. dhinaca kale dhowr askari oo Booliis ah ayaa laga baqayaa in ay dhinteen ka dib markii lawaayay, waxaana loo maleynayaa in…

  • Madaxweyne Xaaf oo dhuusomareeb ka furay Shir looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna

    Madaxweyne Xaaf oo dhuusomareeb ka furay Shir looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna

    Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda Galmudug ka furay shir looga hadlayo Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun. Shirka looga hadlayo dhaqan galinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna waljameeca ee ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Dalka aanu walaalaha naxay ee Jabuuti…

  • Shir Kampala uga furmaya Madaxda Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya

    Shir Kampala uga furmaya Madaxda Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya

    Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 2-bisha March 2018,waxaa ka furmaya shir fursad u siinaya in laga xaajooda Xaaladda haatan ka taagan Soomaaliya. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda ayaa lagu sheegay in Shirka ay isugu imaanaya madaxda Dowladaha ay Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya gaar ahaan…

  • Kulanka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo qodobo laga soo saaray

    Kulanka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo qodobo laga soo saaray

    Shirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo guddoominayey Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ay ka qeyb galeen guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed C/laahi Maxamed, taliyeyaasha qeybta gobolka ee ciidamada Millatariga, Booliska, Nabad-sugidda iyo Asluubta ayaa waxaa looga wada hadlay afar qodob oo mudnaan u leh ammaanka Caasimadda. Waxaa sidoo kale…

  • Siyaasi Cabdisamad Abwaan ” Shaki ayaan ka qabnaa in Madaxweyne Gaas wakhti uu kororsado , waana khatar ” (dhegayso)

    Siyaasi Cabdisamad Abwaan ” Shaki ayaan ka qabnaa in Madaxweyne Gaas wakhti uu kororsado , waana khatar ” (dhegayso)

    Siyaasiyin Kaso jeeda Puntland ayaa ka shaki qaba in Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu wakhti kororsi samaysto,iyado shakiga siyaasiyinta siyaabo kala duwan uga hadleen. Cabdisamad Abwaan oo kamid ah Siyaasiyinta Puntand horeyna uso noqday wasiirka Ganacsiga Dowaladdi Allaha u naxariiste Gen Cadde Muuse ayaa ka hadlay cabsida ay ka qaban in Madaxweyne Gaas…

  • Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Kaga bogo wixii caawa warar ugu waaweynaa, dal iyo dibad! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9858b5040100c810e4e944/C_D_Khadar_Buuhoodle_1_March_2018.mp3

  • Maxaa Sababa Dhalinyarada inay Dalkooda ka Tahriiban ? (dhegayso)

    Maxaa Sababa Dhalinyarada inay Dalkooda ka Tahriiban ? (dhegayso)

    Tahriibta ayaa ah Aafo Qaran waxaana Naftooda ku waayay dhalinyaro fabadan oo dalka ka tahriibay kuwaas oo qaar kood jaamacadaha dalka ka baxay. Qoysas farabadan oo ay ubadkooda ka tahriibeen ayay arintan saameen dhaqaale iyo mid maskaxeedba ay ku yeelatay. Hadaba Maxaa sababay in ay dhaliyarada Aqoonta leh iyo kuwa dalka ka shaqaystay in ay…

  • Madaxda dalka oo ka qayb-qaatey ol-oalaha nadaafadda ee Caasimadda

    Madaxda dalka oo ka qayb-qaatey ol-oalaha nadaafadda ee Caasimadda

    Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Benaadir ayaa si wadajir ah u sameeyey Olalaha Nadaafadda Caasimadda, kaas oo lagu aruurinayo qashinka yaala goobaha aan loogu tala galin iyo wadooyinka magaaalda Caasimadda ah. Ku-simaha R/Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo xubno…

  • Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya C/xakiin xuseen xasan, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Dhegaysi wacan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a98351d040100a310e4c9b0/Warka+Fiidnimo+Xasan+Heykal+Arbaco+28-2-2018+.mp3

  • Mashruuc Biyo galin ah oo kasocda Burtinle (dhegayso)

    Mashruuc Biyo galin ah oo kasocda Burtinle (dhegayso)

    Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal waxaa ka socda Mashruuc lagu biyo galinayo dhamaan Xaafadaha Magaalada Burtinle ay ka koobantahay. Mashruucan oo labilaabay mudo 2 bilood ka hor ayaa wajigiisii hore meel wanaagsan maraya, waxaana ka faaiidaystay oo shaqo Abuur ka helay biyo galintan Magaalada ka socta dhalinyaro farabadan oo nolol maalmeedkooda ku dabara. Dadka ku…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com