Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Amaanka Magaalada Balcad (dhegayso)

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Amaanka Magaalada Balcad (dhegayso)

Taliyaha qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamuud Maxamed Macalin (Koronto) ayaa shaaca ka qaaday in amniga Degamda Balcad ay tahay mid la isku haleyn karo oo ay si buuxdo gacanta ugu hayaan ciidamada.

Taliyaha oo u waramay Radio Daljir ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka oo u gurmanaya kolonyo ka tirsan ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM oo Xamar ku soo jeeday ay jidka u galeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, sidaasna ay ku bilaabatay dagaalkii saaka ka dhacay Balcad.

Wariye Cabduqaadir irshaad ayaa Warbixintan kaso diray Muqdisho

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com