Author: Lakiman

1 1,155 1,156 1,157 1,158 1,159 1,486 13884 / 17823 POSTS
Beelo ku heshiyeey Kursiga Xildhibaanka u matalaya Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Beelo ku heshiyeey Kursiga Xildhibaanka u matalaya Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Mid ka mid ah Beelaha Dega Gobolka Ceyn ayaa ka heshiyey cida u mataleysa beesha laba kursi oo ay beeshu ku leedahay Baarlamaanka Puntland,iyado ay ji [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysan wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Fadlan nala qaybso fiiradaada [...]
Madaxweynaha DDSI oo isbadalo ku sameyaay Xafiiska Hantidhowrka (dhegayso)

Madaxweynaha DDSI oo isbadalo ku sameyaay Xafiiska Hantidhowrka (dhegayso)

Madaxweynaha dowlad degaanka Somaalida Itoobiya Mustafe Cumar oo maanta warbaahinta Magaaladda Jigjiga kula hadlay ayaa sheegay in uu isbadalo balaara [...]
Dowladda Federaalka oo dalka dibadiisa u qaadi doonta dhawacyadi Qarixi Muqdisho (dhegayso)

Dowladda Federaalka oo dalka dibadiisa u qaadi doonta dhawacyadi Qarixi Muqdisho (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Wasiirka Caasimaadka Soomaaliya ayaa maanta booqasho kutagay isbitaalka Digfeer oo intabadan lageeyay dadkii ku dhaaw [...]
Itoobiya iyo Erateriya oo Dib u Furay Xuduuda u Dhexeysa (Sawiro)

Itoobiya iyo Erateriya oo Dib u Furay Xuduuda u Dhexeysa (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea Asias Afawerki oo maanta ka qaybgalay Munaasabad lagu soo afjarayo colaadii 20ka sanno [...]
Coll Cabulaahi Gaafa ” Hogaamiye Koxeedyo ayeey isku baddalen dowlad gobaleedyadu (dhegayso)

Coll Cabulaahi Gaafa ” Hogaamiye Koxeedyo ayeey isku baddalen dowlad gobaleedyadu (dhegayso)

Gashaanle sarre Cabdulaahi Gaafa oo Waraysi sinayaay Radio daljir isago ku sugan Magaaladda Garacad ayuu si kulul uga hadlay shirki dhawaan kadhacay M [...]
Xildhibaan Horre Cabdibarre oo tageeray Madaxda Dowlad gobaleedyada (dhegayso)

Xildhibaan Horre Cabdibarre oo tageeray Madaxda Dowlad gobaleedyada (dhegayso)

Xildhibaan horre Cabdibarre Jabriil ayaa ka hadlay Marxaladda dalka uu kujiro iyo shirkii dhawaan kusoo dhamaaday magaaladda Kismaayo ee madaxda Madas [...]
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo mooshin laga soo gudbiyeey

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo mooshin laga soo gudbiyeey

Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta aqbalay mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal C [...]
Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada Ee Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadlay Yaraynta Faqriga iyo Horumarinta Waxbarashada

Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada Ee Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadlay Yaraynta Faqriga iyo Horumarinta Waxbarashada

-Guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee arrimaha bulshada (Tubta Arrimaha Bulshada) oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qorshah [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka (dhegayso/Sawiro)

Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka (dhegayso/Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federa [...]
Jaamacada Badda Cas oo Arday Deeq waxbarasho u dirtay (dhegayso)

Jaamacada Badda Cas oo Arday Deeq waxbarasho u dirtay (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo kamid ah hormuudka jaamacadaha dalka ayaa maanta deeq waxbarasho oo dalka dibaddiisa ah u dirtay qaar kamid ah ardayda wax kad [...]
1 1,155 1,156 1,157 1,158 1,159 1,486 13884 / 17823 POSTS