Coll Cabulaahi Gaafa ” Hogaamiye Koxeedyo ayeey isku baddalen dowlad gobaleedyadu (dhegayso)

HomeWararka

Coll Cabulaahi Gaafa ” Hogaamiye Koxeedyo ayeey isku baddalen dowlad gobaleedyadu (dhegayso)

Gashaanle sarre Cabdulaahi Gaafa oo Waraysi sinayaay Radio daljir isago ku sugan Magaaladda Garacad ayuu si kulul uga hadlay shirki dhawaan kadhacay M

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Siyaasi Baaq u diray shacabka Gobalka sool (dhegayso)
Dr. Cabdiraxmaan M Cabdi Xaashi: Soma Oil & Gas, Spector Energy & Boobka Kheyraadka Dalka

Gashaanle sarre Cabdulaahi Gaafa oo Waraysi sinayaay Radio daljir isago ku sugan Magaaladda Garacad ayuu si kulul uga hadlay shirki dhawaan kadhacay Magaaladda Kismaayo,isagoo sheegay in shirkaas uu ahaa mid dowladda lagu carqaladaynayo.

Gafaa ayaa sheegay in Madaxda ku shiray kismaayo ay isku Badaleen Hogaamiye koxeedyo,isago tilmaamay in taas shacabka somaliyeed marnaba aysan u dulqadanayn in dowladda shacabku tageersanyihiin la carqaladeeyo.

Shacabka ayuu ugu baaqay inay tageeran Madaxda Dowladda Federaalka ,balse aysan tageereen Madax dantooda kaliya ka shaqeynayaa,wuxuna sheegay in wakhtigoodi uu dhamaaday Madaxda dowlad gobaleedyada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: